|
|
|
Author
|
Topic: issack n darrod (Read 6545 times)
|
nurah
Guest
|
hey, people you just chatting Sh**, you are all sick with qabiil things dir or not dir, we are all somali just somali
|
|
|
|
|
Logged
|
|
|
|
Darod...
Guest
|
Here is the list of the Wasiirada Beelaha Daarood
-Gaashaandhigga:-C/raxmaan Max’ud Cail __________ (Daarood/Warsengeli)..
-Gaadiidka,dhulka iyo Cirka, Md.Cali Ismaaciil ________ (Daarood/Leel-kase). -Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda, Md.Xasan Abshir (Darood/Majerteen) -Bostadda iyo Isgaarsiinta, Md.Cali Axmed Jangeli. _____ (Darrood?Dhulbahante) -Qorsheynta iyo Iskaashiga, Md.C/risaaq Cismaan Xasan (Daarood/Dhashiishe). -Wasaaradda Wershadaha, Md. Cabdi Maxamed Tarrax. (daarood/0gaadeen) -Dib-u-dhiska iyo dib-u-dejinta, Md.Barre Hiiraale ______ (Daarood/Mareexaan) -Tamarta iyo Korantadda, Md. Yuusuf Axmed Maxamed (Daarood/……) Wasiirada Beelaha Digil iyo Mirifle.
-Dastuurka & Arrimaha Federalka, Md.Cabdalla Deerod (Digil/Jilible). -Beeraha, Kornel Xasan M.Nuur Shaati-gaduud, (Digil/Xarriin) -Hiddaha & Tacliinta Sare, Md.Xuseen Max’ud Sh.Xuseen (Digil/Dabare) -Garsoorka, Md. Sh.Aadan Madoobe, (Digil/Hadamo) -Maaliyadda, Prof.Salim Caliyow Ibrow, (Digil/Jiide) -Shaqada & Shaqaalaha, Md. Ibrahim Aden Xasan (Digil/Leesaan) -Horumarinta Haweenka & Qoyska, Fowsiya M.Sheekh (Digil/Eelaay) Wasiirada Beelaha Hawiye.
Diinta & Awqaafta, Md. Cumar Maxamud Filish (Hawiye/Abgaal)
-Ganacsiga, Md. Muuse Suudi Yalaxow (Hawiye/Abgaal) -Hawlaha Guud & Guriyeynta. Md.Cismaan Caato (Hawiye/H/gidir) -Dhaqancelinta Maleeshiyooyinka, Md.Botaan Ciise (Hawiye/Duduble) -Waxbarashadda, Md. Cali C/llaahi Cosoble (Hawiye/Xawaadle) Wasiirada Beesha Dir.
-Arrimaha Dibedda, Prof. C/llaahi Sh.Ismaaciil. (Dir/Biyimaal)
-Caafimaadka Dr. C/Casiis Sh.Yuusuf. (Dir/Surre) -Xannaanadda Xoolaha, Md. Xuseen Ceelaabe. (Dir/Gudubirsi) -Iskaashiga Goballadda. Md. Ismaaciil Buubaa. (Dir/Isaaq) -Dhallinyaradda & sport-ga, Md. Maxamed Wasame (Dir/Isaaq)
|
|
|
|
|
Logged
|
|
|
|
|
|
|